(Sawirro) Guddi soo xulaya Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle oo gaaray Jowhar

Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ee uu dhawaan magacaabay madaxweyna dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Xubnaha guddigan oo kakooban 11 xubnood ayaa markiii ay gaareen jowhar waxaa kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka shabeellaha dhexe iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka … Continue reading (Sawirro) Guddi soo xulaya Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle oo gaaray Jowhar